Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14822 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Degmada Berbera oo maamul Cusub loo doortay

Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Soomaliland ayaa waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo kuxigeenkiisa, iyadoo ay gobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala...

DHAGEYSO:Bajaajleey maanta banaanbax ka dhigay Muqdisho

Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Waxay Banaanbax ka dhigeen Aaga Isgoyska Shabeelle oo ku dhow Taalada Daljirka...

Afhayeenka dowladda oo la kulmaya mataatuulayda

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa maanta kulan la qaadanaya ganacsatada ku shaqeysta gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano mataatuuda.Waxaa sidoo kale kulanka ka...

DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo loogu baaqay in ay iska diiwaangeliyaan hannanka IEBC

Mas’uuliyiinta guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ee Wajeer ayaa shacabka ku nool dowlad deegaankaasi ku boorriyay in ay iska...

Ardayda fasalka 1-aad oo dugsiyada sare ku biiraya bisha sideedaad

Wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka Prof. George Magoha ayaa maanta shaaciyay in ardayda dhameeyay dugsiyada hoose dhexe ay dugsiyada sare ee wadanka ku biiri...

Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay golaha ammaanka

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cusmaan (Baale) ayaa u gudbiyey hey’addani dac ka dhan ah dowladda Kenya.Baalle ayaa ka dalbadey Qaramada Midoobay...

Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa qaraxii ka dhacey Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka oo ku baaqay in la ixtiraamo warbaahinta

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Ken Lusaka ayaa ku baaqay in la ixtiraamo madax bannaanida saxaafadda.Waxaa uu xusay in warbaahinta ay tahay awoodda afaraad...

DHAGEYSO:Kulan ku saabsan amniga oo lagu qabtay Isiolo

Ka dib dagaal beeleedyo ka dhacay ismaamulka Isiolo oo dad lagu dilay ayaa waxaa halkaasi lagu qabtay shir looga hadlay arrimaha nabadgalyada.Saraakiisha ammaanka oo...

TOP AUTHORS

14822 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read