Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

13968 POSTS0 COMMENTS

DHAGEYSO:Dadka qabo xanuunada gaarka ah oo lagu boorriyay in ay ka taxadaraan cuntooyinka ay isticmalaan xilliga Ramadaan

Xilliyada soonka waxaa jira isbeddel dhanka cunnada ah tani oo sababta in dadka qaar ay daremaan calool xanuun iyo culeys saameyn ku yeesha qofka...

Booliska Spain oo xiray nin ay ku eedeyeen inuu faafiyay COVID19

Ciidamada booliska ee dalka Spain ayaa gacanta ku dhigay eedeysane 40 sano jir ah oo loo haysto inuu si ula kac ah dad u...

11 Itoobiyaan ah oo loo xiray in ay wadanka si sharci darro ah ku joogaan

Maxkamadda ismaamulka Embu ayaa xukun xabsi oo 6 bilood ah ku riday 11 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo dalka Itoobiya oo lagu...

Wararkii ugu dambeeyay guddoomiye deegaan oo qarax lagu dilay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo fiidnimadii xalay ka dhacay gudaha degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Soomaaliya, kaasi oo geystay...

In ka badan 27 qof oo ku dhimatay dab ka kacay isbitaal ku yaalla Ciraaq

Ugu yaraan 27 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dab saameeyay xarun caafimaad oo ku taalla caasimadda wadanka Ciraaq ee Baghdaad.Waxaa halkaasi...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan-Cadde

Wasaaradda Amniga Gudaha ee xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa magacawday Guddi baaritaan ku sameeynaya shaqaaqadii Maalintii Khamiista ka dhacday Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.Warqad kasoo...

DHAGEYSO:Hooyo ku xanuunsan Wajeer sidoo kalena aan haysan wax ay ku suxuurato kuna afurto oo bulshada caawimaad ka codsatay

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya Si qoyskan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0722639709

Qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho oo maanta xiran

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay saaka xireen qaar kamid ah waddooinka muhiimka...

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in cudurka COVID19 laga tallaalay boqolkiiba 73 ee dhakhaatiirta

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in boqolkiiba 73 ee dhakhaatiirta wadanka la siiyay tallaalka ka dhanka cudurka COVID19 gaar ahaan nooca AstraZeneca .Waxaa uu qorshuhu...

TOP AUTHORS

13968 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read