Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14874 POSTS0 COMMENTS

Baroordiiq loo sameynaya Chris Kirubi

Waxaa la filayaa in maanta xaafadda Karen ee magaalada Nairobi munaasabad baroordiiq ah loogu sameeyo ganacsadihii caanka ahaa ee dhawaan geeriyooday Dr.Chris Kirubi.Isniintii ayuu...

William Ruto oo ka soo horjeestay sharciga ah in musharaxiinta xilalka hoggaanka ay haystaan shahaadada Degree

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in aynan cagli gal ahayn in musharaxiinta jagooyinka siyaasadeed ee sanadka 2022-ka shardi looga dhigo in...

Madaxwaynaha Turkiga oo sheegay in aysan ka tanaasuli dooni hormarinta gantaalada S-400

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in kulanki dhawaan uu la yeeshay dhigiisa wadanka maraykanka Joe biden aysan waxba ka badali dooni...

Madaxwaynihi hore ee waddanka Zambia oo geeriyooday

Madaxwaynihi hore ee waddanka Zambia Kenneth Kaunda ayaa ku geeriyooday isbitaal milatari oo ku yaala magaaladda caasimadda u ah dalkaasi Zambia ee Lusaka sida...

DHAGEYSO:Madaxweyne Ahmed Madoobe oo shir gudoomiyay shirka golaha wasiiradda Jubbalad

Madax weynaha dowlad goboledka jubbaland mudane axmad maxamad islaam ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasirada ee dowlad gooledka jubbalandFartuun Bishaar Mohamed ayaa warbixintaan Kismaayo...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo u jawaabay Kalonzo Musyoka

Hogaamiyaha xisbiga (ODM) Raila Odinga ayaa si kulul ugu jawaabay hogaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ka dib hadalki dhawaan ka soo yeeray ee ahaa...

DHAGEYSO:Biyo la,aan iyo abaar ka jirta degmada Lagdheera ee ismaamulka Garissa

Deegaana badan o ka tirsan degmada Lagdera e ismamulka Garissa ayaa waxa laga so sheegaya oon ama biya la aan .madama inta badan degmada...

Dowladda oo dib u eegis ku samaysay saacadaha bandowga 13 ismaamul oo ay Kisumu ka mid tahay

Dawladda dhexe ee dalka waxay dib u eegis ku samaysay saacadaha bandowga 13 ismaamul oo ka mid ah dalka ka dib markii ay sare...

TOP AUTHORS

14874 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read