Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

13972 POSTS0 COMMENTS

Qaramada midoobay oo ka hadashay ciidamo looga dhaawacay Mali

Afhayeen u hadlay howlgalka nabad sugidda qaramada midoobay ee dalka Mali ayaa sheegay in weerar shalay ka dhacay wadankaas ay kaga dhaawacmeen saddex sarkaal.Olivier...

Kenyaanka ku sugan India oo lagu wargeliyay in ay is diiwaangeliyaan

Safiirka Kenya ku matalo dalka India Willy Bett ayaa muwaadiniinta halkaasi ku sugan ku wargeliyay in ay is diiwaangeliyaan .Kenyaanka ku nool wadankaas ayaa...

Jabuuti oo jawaab ka bixisay eedeyntii dowladda Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa ka jawaabaty eedayn ay dhawaan dolwadda federaalka Soomaaliya u jeedisay taas oo la xirirtay in Jabuuti ay galaangal ku lahed bayaankii...

DHAGEYSO:Dadweynaha xaafad ka tirsan Neboi oo ka cabanaya barakicin

Shacabka ku nool xaafadda Eriley ee deegaanka hoose ee Neboi ee ismaamulka Mandera ayaa ka cabanaya in dhulka ay degan yihiin laga barakicinayo waxayna...

Militariga Chad oo diiday in uu la heshiiyo maleeshiyada wadankaas

Golaha militariga ee maamulo dalka Chad ayaa sheegay in uusan wax heshiis ah la gelin doonin kooxaha fallaagada ee weerarada ka wado waqooyiga dalkaas.Maalmo...

DHAGEYSO:Madaxda waqooyi bari oo laga dalbaday in ay xalliyaan macallin yarida jirta

Guddoomiyiha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa madaxda Gobolka Waqooyi Bari ugu baaqay inay wax ka qabtaan macallimiin yarida...

Waxgarad Soomaaliyeed oo ku baaqay in wadanka nabaddiisa laga shaqeeyo

Siyaasiyiin, Waxgarad iyo odoyaal dhaqameed kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda iyo Xasilloonida Dalka Soomaaliya Muwaadinkasta oo Soomaaliyeedna...

Booliska imaaraadka oo sheegay in ay buriyeen 39 isku-imaatin dadweyne ah

Ciidamada ammaanka ee isu tagga imaaraadka carabta ayaa sheegay in tan iyo intii uu billowday soonka bisha Ramadaan la sameeyay 39 isku imaatin dadweyne...

Dowladda oo sheegtay in ay qorsho u dejisay qurba-joogta dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in maamulka talada haya ee Jubilee uu billaabay qorsho arrimaha horumarka looga qayb gelinaya qurba joogta...

Wasiirkii caafimaadka ee Ciraaq oo shaqo joojin lagu sameeyay

Ra'iisul wasaaraha dalka Ciraaq Mustafa al-Kadhemi ayaa lagu soo warramayaa in uu si ku meel gaar ah shaqo joojin ugu sameeyay wasiirkii caafimaadka ee...

TOP AUTHORS

13972 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read