Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

14822 POSTS0 COMMENTS

Wasiirrada Kenya iyo Soomaaliya oo wada hadlay

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ambasadoor Raychelle Omamo iyo dhigeeda Soomaaliya Maxamad Cabdirisaaq ayaa yeeshay wada hadal dhanka taleefoonka ah.Bayaan la soo saaray...

Cidamada Eritrea oo isga baxaya Gobalka Tigrayga ee dalka Itoobiya

Safiirka itoobiya u fadhiya qaramada midoobay Taye Atske, ayaa sheegay in ciidamada wadanka Eritrea, ee kusugan gobalka tigrayga ee wadankaasi itoobiya ay sida ugu...

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 300 oo shabaab ah

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadoodu ay dileen 300 oo dagaal yahan oo ka tirsan Al Shabaab.Dagaalyahanadan ayay sheegtey dowladdu iney ku dishay hawl...

Madaxwaynayaasha Maraykanka iyo Ruushka oo kulan ku yeeshay magalada Geneva

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden iyo dhigiisa wadanka Ruushka Vladamir Putin ayaa ku kulmay magalada Geneva ee caasimadda wadanka Switzerland.Kulankan ayaa ah kii ugu horreeyay...

DHAGEYSO:Dowladda ismaamulka Mandera oo loogu deeqay agab caafimaad oo looga hortagaya cudurka COVID19

Dowladda ismaamul goboleedka mandera ayaa waxaa lagu wareejiyay agab caafimaad oo lagula dagaalamayo xanuunka Corona Virus. Maxamuud Lafagari ayaa dhameystiraya warbixintan.

DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday in ay caawiso dad ku hanti beelay dabkii Boosaaso

Culimada magaalada Boosaaso ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku baaqay in la caawiyo dadkii hantidooda ku waayey dabkii 13-kii bishan ka kacay...

Iskuul ku yaala ismaamulka Nyandarua oo albaabada la isugu dhuftay

Dugsiga hoose dhexe ee Uhuru Primary ee ee kuyaala ismaamulka Nyandarua ayaa arbacada maanta ah si kumeel gaar ah loo xiray kadib markii 16...

Joe Biden oo danjirayaal cusub magacaabay

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa b magacaabay 9 danjirayaal cusub ah.Waxaa arrinkan shaaca looga qaaday bayaan ka soo baxay Aqalka Cad ee looga...

DHAGEYSO:Saldhig boolis oo laga furay deegaan ka tirsan Marsabit

Ka dib markii ismaamulka Marsabit ay ku kordheen falalka dhaca xoolaha iyo dagaal beeleedyada ayaa waxaa deegaanka hoose ee Arapal ee deegaan baarlamaneedka North...

TOP AUTHORS

14822 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read