Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

17836 POSTS0 COMMENTS

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo ciidamo tababar u soo xiray

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed, Munaasabadaan...

DHAGEYSO:Dowladda dhexe oo sare u qaaday gurmadka ka dhanka ah saameynta abaarta

Afhayeenka dowladda dhexe Cyrus Oguna ayaa sheegay in sare loo qaaday gargaarka loo fidinayo dadka ku nool 23 ka mid ah ismaamullada wadanka oo...

DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in xisbiga Jubilee uu xilli hore burburay

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in xisbiga haya talada wadanka ee Jubilee uu mar hore lumiyay awoodiisi siyaasadeed. Waxaa uu gaashaanka u...

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo daahfurtay diiwaangalinta mashruuc bulshada lagu garab istaagayo

Wasiirada shaqada iyo arrimaha bulshada iyo Qorshaynta iyo hormarinta dhaqaalaha dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa waxay si wada jir ah magaalada Muqdisho kaga daah fureen...

Amaanka magaalada Baraawe oo laga shiray

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur ayaa kulan looga hadlayay amaanka degmada Baraawe ee gobolkaasi shabeelada Hoose wuxuu la qaatay saraakiisha AMISOM ee...

Soomaaliya oo sanado badan ka dib ku biirtay hay’ada la dagaalanka Ayaxa ee bariga Africa

Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka dowlada Soomaaliya ayaa shalay wuxuu magaalada Qardho kula saxiixday hay’ada la dagaalanka ayaxa ee wadamada bariga Africa dib ugu...

Gudoomiyaha gudiga musuqa Soomaaliya oo la kulmay masuuliyiinta safaarada Soomaaliya ee Switzerlands

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Abuukaate Mohamed Hussein Haamud oo safar shaqo ku joogo wadamo ka tirsan qaarada...

Wada hadallada nukliyeerka oo dib u furmaya dhammaadka bishan

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in 29-ka bishan ay dib u billaabi doonto wada hadalladii kala dhexeyay quuwadaha caalamka ee ku saabsanaa barnaamijkeeda hubka nukliyeerka. Kulanka...

TOP AUTHORS

17836 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read