Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfmke

11847 POSTS0 COMMENTS

Dowladda oo amarro culus dul dhigtay shirkadaha diyaaradaha ka howlgalla Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo fulinaya doorka Wasaaradda ee la dagaalanka Al-Shabaab, wuxuu kulan la...

Lesotho oo ay toddobaadkan doorasho ka dhacaysa

Waxaa uu qorshuhu yahay in maalinka Jimcada ee toddobaadkan ay dalka Lesotho ka dhacdo doorasho baarlamaani ah. Tani ayaa imaanaysa iyadoo Lesotho ay ka jirto...

DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Wajeer oo ka hadlay caqabadda koronto la’aanta

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga ismaamulka Wajeer ,Aadan Daauud ayaa sheegay in xal waara loo heli doono koronto la’aanta in muddo ah...

Siyaasiyiin ku baaqay in Kenya ay u yeerto safiirka Uganda ee Nairobi

Siyaasiyiin kala duwan ayaa madaxweynaha dalka William Ruto ugu baaqay in maamulkiisa uu dib ugu yeero safiirka Uganda ku matalo Kenya. Tani ayaa timid ka...

Barasaabka Siaya oo shaqada ka joojiyay xoghayaha iyo mas’uuliyiin kale

Guddoomiyaha ismaamulka Siaya James Orengo ayaa fasax qasab ah u diray xoghayaha dowlad deegaankaasi Joseph Ogutu iyo qaar ka mid ah saraakiisha sar sare...

Meydka walaalka madaxweyne ku xigeenka dalka oo maanta la aasaya

Waxaa maanta la aasaya meydka Jack Reriani oo ay wada dhasheen madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua oo geeriyooday bishii hore. Aaska oo ka dhacaya...

Wiilka Museveni: Aniga iyo ciidankeyga labo toddoobaad nagu qaadan meyso inaan ku qabsanno Nairobi

Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda ee muddada dheer xilka hayay, Yoweri Museveni ayaa bartiisa rasmiga ee Twitter-ka ku qoray sida uu uga xun...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle​

TOP AUTHORS

11847 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read