Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

10319 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

DHAGEYSO:Xukuumadda Soomaaliya oo musharaxiinta ku eedaysay inay xaalad dalka ka abuurayaan

Warka ka Soo baxay Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hadalkii shalay ka soo yeeray Xubnaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya uu ahaa mid uga sii...

Golayaasha ismaamullada oo maanta loo bandhigaya BBI

Waxaa maanta dib u billaabanaya kal-fadhiyada golayaasha hoose ee ismaamullada dalka ka dib labo bilood oo ay wakiillada fasax ku maqnaayeen.Barasaabka ismaamulka Mombasa Cali...

DHAGEYSO:Xarunta maamulka deegaanka Janaale oo xariga laga jaray

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa xariga ka jaray dhismaha uu ku shaqeyn doono maamulka deeganka Janaale ee gobolka Shabeellada hoose.Guddoomiyaha...

Midowga Yurub oo ka hadlay doorashada Soomaaliya

Wadamada Midowga Yurub ayaa War kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo arrimaha doorashooyinka oo lagu heshiin waayay, xili uu dhammaaday muddo xilkeedii...

Aadan Barre oo sheegay in aynan fududeyn xilka qaadista William Ruto

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa dhigiisa Lugari ,Ayub Savula u sheegay in aynan suuragal ahayn in si fudud...

6 senetarro oo si magacaabis ku galay aqalka sare oo xisbiga Jubilee laga saaray

Lix senetarro oo si magacaabis ah ku galay aqalka sare ee dalka ayaa maanta la shaaciyay in xisbiga Jubilee laga saaray.Guddiga qaran ee maamulka...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo wuxuu maanta madaxtooyada ugu jiro waa inqilaab”

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay muddo xileedka dhammaaday ee Madaxweyne Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo...

India oo Twitter ka dalbatay in ay meesha ka saarto in ka badan 1000 akoon

Ila wareedyo ka tirsan dowladda India ayaa laga soo xigtay in maamulka wadankaas hoggaamiyo uu barta lagu wada xiriiro ee Twittar-ka ka dalbatay inuu...

TOP AUTHORS

10319 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read