Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

8097 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

DHAGEYSO:Aqoonyahaan Prof.Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka hadlay siidayntiisi

Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka mid ah aqoonyahaannada soomaaliyeed ee dalkani Kenya kana faalloda arrimaha geeska Afrika ayaa isagoo ku sugan ismaamulka Wajeer...

DHAGEYSO:Dad sheegaya inaysan qaxooti iyo kenyaan midna ahayn oo cabanaya

Waxay cabasho ka soo yeeraysa qaar ka mid ah dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo sheegaya inay horay u qaateen aqoonsiga wadanka...

Madaxweynaha dalka oo la kulmay siyaasiyiinta galbeedka

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State House ee magaalada Nairobi kulan kula yeeshay hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ismaamullada gobolka galbeedka...

Kenya oo xoojisay amniga xudduudaheeda

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaha qaranka Dr. Fred Matiang’i ayaa sheegay in la adkeeyay xudduudaha ay Kenya la leedahay waddamada dariska...

DHAGEYSO:Wasiir Beyle oo sharraxay sababta uu ku waayay kursiga xildhibaanimada

Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shir ja'raaid oo uu maanta qabtay waxa uu ku sharraxay sababta uu ku waayay kursiga...

DHAGEYSO:Hooyo 6 carruur agoon ah haysato oo muslimiinta ka codsatay inay soo caawiyaan

Cabdiraxmaan Mucaawiye oo la kulmay qoyskan ayaa warbixintan ka diyaariyay. Si qoyskan agoonta ah loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah 0726402130

DHAGEYSO:Dadweynaha oo loogu baaqay inay doortaan hoggamiyayaal wanaagsan

Qaar ka mid ururrada bulshada rayidka oo shir ku yeeshay magaaalda Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa dadweynaha ugu baaqeen in hoggaamiyayaasha ay dooranyaan ay...

Barasaabka Makueni oo go’aan ay qaadatay ku xigeenkiisa ku tilmaamay inay saameyneyso wada shaqeyntooda

Guddoomiyaha ismaamulka Makueni Prof. Kivutha Kibwana ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay tallaabada ay ku xigenkiisa Adelina Mwau ay ugu biirtay xisbiga UDA ee...

TOP AUTHORS

8097 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read