Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

8103 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

Kalonzo Musyoka oo loogu baaqay inuu taageero musharraxnimada Raila

Barasaabka ismaamulka Makueni Prof.Kivutha Kibwana ayaa madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ku boorriyay inuu ku biro garabka siyaasadeed ee Azimio La Umoja ee uu...

Maxkamadda oo siidaysay 6 ka mid ah shaqaalaha shirkadda korontada dalka

Maxkamadda sare ee dalka ayaa siidaysay 6 ka mid ah saraakiisha sare ee shirkadda korontada wadanka oo dacwado wajahayay. Tani ayaa timid ka dib markii...

DHAGEYSO:Taliye Xijaar oo sheegay inay diyaariyeen ciidamo ka hor tagga akhlaaq darrada baraha intarneetka

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamad Xijaar ayaa sheegay in dalka ay kusoo bateen gaar ahaan Baraha Bulshada waxyaabaha aklaaq xumada ah...

SAWIRRO:Qaybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee Muqdisho oo xiran

Wararka laga helayo suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa sheegaya in qaybo ka mid ah Suuqa la xiray ka dib...

Dowladaha Kenya iyo UK oo iska kaashanaya la tacaalidda halista amni ee dhanka intarneetka

Dowladda Kenya ayaa boqortooyada Ingiriiska kula heshiisay inay ka wada shaqeeyaan dagaalka ka dhanka ah falalka amni darro ee loo adeegsado intarneetka. Tallaabadan ayaa looga...

Shirkadda Kenya Power oo shaacisay ismaamullada ay maanta koronto la’aan ka jiri doonto

Shirkadda adeegga korontada ee dalka ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in howlo dayactir awgood ay koronto la’aan ka jiri doonto maanta xaafadaha...

39 qof oo la la’yahay ka dib doon ku degtay xeebta Florida

Waxaa lagu soo warramayaa in 39 qof aan weli meel lagu ogeyn ka dib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebta gobolka Florida...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

23,000 oo ka mid ah shacabka Isiolo oo gargaar cunno u baahan

Maamulka qaran ee maareynta abaaraha ee NDMA ayaa sheegay in 23,000 oo qof kuwaasoo ku nool ismaamulka Isiolo ay si degdeg ah ugu baahan...

TOP AUTHORS

8103 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read