Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

8120 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

DHAGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo sheegay in la sii wadayo barnaamijka kenyaanka looga saaraya faraha qaxootiga

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Prof. Maxamuud Sheekh Maxamad Oomaar ayaa sheegay inay ku dadaalayaan sidii loo sii wadi lahaa barnaamijka...

Militariga Jordan oo dilay 27 qof oo Suuriyaan ah

Ciidamada militariga ee dalka Jordan ayaa dilay 27 qof oo u dhashay wadanka Suuriya. Tani ayaa timid ka dib markii shakhsiyaadka la toogtay looga shakiyay...

DHAGEYSO:Boqolkiiba 70 ee beeralayda Kwale oo ay abaarta saameysay

Waxaa maanta ismaamulka Kwale lagu qabanayaa xaflad lacag dhan 85 milyan oo shilin lagu siinaya beeralayda dowlad deegaankaas, Taita Taveta iyo Kilifi. Tani ayaa qayb...

DHAGEYSO:Urur u doodaya xuquuqda maxaabiista oo looga dhawaaqay Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu daahfurayay ururkii ugu horreeyay ee difaaca maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada dalka Soomaaliya. Waxaa xafladda daahfuurka ka...

DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Ford-Kenya oo soo saaray baaq ku saabsan isku soo bax berri ka dhacaya Bungoma

Siyaasiyiinta xisbiga Ford-Kenya ayaa ku baaqay in aan khalkhal la gelin isku soo bax siyaasadeed oo lagu wado in berri uu ka dhaco ismaamulka...

Baaritaan lagu ogaaday in boqolkiiba 13 ee booliska ay wajahayaan culeysyo dhanka maskaxda ah

Guddiga qaran ee adeegga booliska NPSC ayaa sheegay in darasaad uu sameeyay uu ku ogaaday in ugu yaraan boqolkiiba 13 saraakiisha booliska ee wadanka...

Hoggaamiyayaal ka tacsiyeeyay geerida taageerihii caanka ahaa ee kubadda cagta Kenya

Waxaa isa soo taraya kenyaanka u tacsiyadeynaya qoyska uu ka baxay taageerihii caanka ahaa ee kubbadda cagta ee dalka Isaac Juma, kaas gelinkii dambe...

Muturi: Cid kasta iskaashi siyaasadeed waan la sameyn karaa

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi oo ka mid ah musharraxiinta madaxweynenimo ee bisha siddeedaad ayaa sheegay inuu iskaashi la sameyn karo garab kasta. Waxaa...

TOP AUTHORS

8120 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read