28 carruur lagu haystay Nigeria oo la soo siidaayay

0
327

Waxaa dalka Nigeria lagu soo siidaayay 28 carruur ka mid ahaa 121 horraantii bishan Toddobaad laga afduubtay dugsi sare oo ku yaalla waqooyiga galbeed ee Nigeria.
5-tii bishan ayay ahayd markii koox hubeysan ay weerarka ku qaaday dugsiga Bethel Baptist ee gobolka Kaduna.
Joseph Hayab oo ka mid ah mas’uuliyiinta sare ee dugsigaasi ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in ardayda ay la midoobeen qoysaskooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here