Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha oo lagu boorriyay inaynan qaadan dacaayadda laga faafinaya tallaalka COVID19

DHAGEYSO:Dadweynaha oo lagu boorriyay inaynan qaadan dacaayadda laga faafinaya tallaalka COVID19

Iyadoo wasaaradda caafimaadka ee dalka ay si joogto ah shacabka ugu xaqiijinayso inaysan wax dhibaato ka soo gaarayn qaadashada tallaalka COVID19 ayaa shacabka ku nool xaafadda Islii lagula taliyay in aysan saameyn ku yeelan wararka been abuurka ah ee laga faafiyo tallaalka .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Muxumad Cali ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments