Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dhul-gariir saameeyay xadka wadamada India iyo Myanmar

Dhul-gariir saameeyay xadka wadamada India iyo Myanmar

Waxaa lagu soo warramayaa in dhul-gariir cabirkiisu yahay 6.1 uu aroornimadii hore ee maanta ku dhuftay gobol ku yaalla xadka ay wadagaan wadamada India iyo Myanmar.
Hasa ahaate lama soo tabin faahfaahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay dhacdadaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in musiibadan oo lagu tilmaamay mid xooggan sidoo kale laga dareemay magaala xeebeedka Chittagong ee dalka Bangladesh iyo deegaanka Kolkata oo ku yaalla bariga India.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments