Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo ka warbixiyay dhaawaca agaasimaha Telefeshinka Qaranka

DHAGEYSO:Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo ka warbixiyay dhaawaca agaasimaha Telefeshinka Qaranka

Safiirka dowlada Fedraalak Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga iyo diplomasiyiin kale oo ka tirsan Safaarada Soomaaliya ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxayku qaabileen dhaawaca Agaasimaha TV-GA Qaranka Soomaaliyeed oo arimo caafimaad geeyay dalkaasi Turkiga.
Danjiraha dowlada Soomaaliya ee dalka Turkiga Amb Jaamac C/laahi Caydiid ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada agaasimaha telefeshinka qaranka oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments