Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Somalia Jawaari oo sheegay in loo diiday...

DHAGEYSO:Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Somalia Jawaari oo sheegay in loo diiday in uu tartamo

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Proff Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in caqabado iyo culeys uu kala kulmay magaalada Baydhabo isagoo ka digey in dowladnimada Soomaaliya ay meel dheer ku sii dhacayso.
Proff Jawaari oo hadlayay xilli uu ka soo ambabaxay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in doorasho hufan oo xalaal ah aysan ka socon Baydhabo balse ay ka jiraan gabood fal lagu takri falayo xuquuqda muwaadinka ee ah inuu wax doorto ama la doorto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments