Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo laga bilaabay wacyigalin la xiriirta ka hortaga...

DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo laga bilaabay wacyigalin la xiriirta ka hortaga tacadiyada dhanka jinsiyada

Lix iyo toban maalmood oo wacyigalin la xiriirta ka hortaga tacadiyada dhanka jinsiyada ah ayaa ka bilaabatay ismaamulka Garissa .
Wacyigalinta oo ah mid guud ahaan caalamka ka soconaysa ayaa waxaa faah faahinaysa Saynab Cabdi oo ah wasiirka arrimaha bulshada ee ismaamulka Garissa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments