Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ku baaqay in aan dadweynaha lagu qasbin tallaalka COVID19

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ku baaqay in aan dadweynaha lagu qasbin tallaalka COVID19

Dadweynaha ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa wasaaradda caafimaadka kula taliyay inay shacabka ku wacyigeliso qaadashada tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 balse aynan qasab uga dhigin.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Muxumad Cali ayaa qodobkan faahfaahinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments