Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Magaalada Dhuusamareeb oo beri lagu dooran doona Labo Kursi oo ka mid...

Magaalada Dhuusamareeb oo beri lagu dooran doona Labo Kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in maalinta burrito ah ay qaban doonaan doorashada labo kursi oo ay ku tartami doonaan Musharaxiinta doorashada xildhibaanada Golaha Ghacabka.
Doorashadan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Labada Kursi mid ka mid ah waxaa hadda doonaya in uu qaato taliyaha KMG ah ee NISA.
Kursiga labaad ayaa waxaa u tartamaya shaqsiyaad uu ka mid yahay Xuseen Iidow kaasoo ku fadhiyay afartii Sano ee lasoo dhaafay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments