Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Makueni oo laga billaabay barnaamij geedo abuur ah

Makueni oo laga billaabay barnaamij geedo abuur ah

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa isagoo matalaya madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta sidoo kalena ay weheliyaan madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ,senatarro , barasaabyo iyo saraakiisha sare ee dowladda waxaa uu daahfuray barnaamij geedo abuur ah.
Waxaa uu bartilmaameedsigu yahay in ilaa 2 milyan oo geedo ah lagu beero ismaamullada Makueni, Machakos iyo Kitui ee bariga dalka.
Wasiirka ayaa xusay in munaasabadda lagu qabtay xarunta tababarka arrimaha beeraha ee Kwa Kathoka oo ku taalla ismaamulka Makueni.
Matiang’i ayaa hoosta ka xarriiqay in barnaamijkan uu qayb ka yahay muujinta bilicda deegaanka iyo ballaarinta baaxadda dhirta ee wadanka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments