Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hoggaanka dhaqanka oo ka cabanaya in musharraxiinta aynan qaadan talooyinkooda

DHAGEYSO:Hoggaanka dhaqanka oo ka cabanaya in musharraxiinta aynan qaadan talooyinkooda

Iyadoo loo diyaar garoobaya doorashada guud ee sanadka 2022-ka ayaa waxaa mararka qaar dhaco kulamo ay oday dhaqameedka ku kala reebaan musharraxiinta siyaasadeed.
Odayaasha ayaa cabasho ka muujinaya in qaar ka mid ah musharraxiinta aynan qaadan talooyinka loo soo jeediyo sida uu faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xuseen oo qodobkan Dadaab ka soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments