Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Waayeel ay daruufo nololeed ku haysato Xagardheer oo caawimaad codsatay

DHAGEYSO:Waayeel ay daruufo nololeed ku haysato Xagardheer oo caawimaad codsatay

Waxaa laga dayrinaya nolasha hooyo wayeel ah oo ku xanuunsan xerada qaxootiga ee Xagardheer.
Ehelkeeda ayaa muslimiinta ka codsaday inay soo caawiyaan.
Maxamad Baaruud Xuseen oo booqday qoyskan ayaa warbixintan ka diyaariyay

Si loo caawiyo dhibanaha waxaa lagala xiriiri karaa nambarka gabadheeda oo ah +254704157898

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments