Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Waa kuma wariyihii caanka ahaa ee Cabdicasiis Afrika ee caawa lagu dilay...

Waa kuma wariyihii caanka ahaa ee Cabdicasiis Afrika ee caawa lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho?

Aggaasimihii hore ee Raadiyo Muqdisho, Cabdulcasiis Maxamuud Guuleed (Afrika), ayaa ku dhintey qarax lala beegsadey baabuur uu sitay, oo ka dhacey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Sidoo kale, waxaa uu dhaawac xun soo gaarey aggaasimaha Telefishinka Qaranka, Sharmaake Warsame.
Waxay labadda nin saarnaayeen gaari, waxaana la aaminsan yahay in waxyaabaha qarxa loogu xiray gaariga, meel u dhaw makhaayad mashquul badan, oo ku taalla agagaarka Godka Jilicow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments