Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxaabiis dhawaan xabsi ka baxsaday oo la qabtay

Maxaabiis dhawaan xabsi ka baxsaday oo la qabtay

Waxaa gacanta lagu soo dhigay saddex maxaabiis ah oo dhawaan ka baxsaday xabsiga wayn ee Kamiti .
Waaxda dambi baarista dalka ayaa sheegtay in shakhsiyaadkan oo ku eedeysna argagaxisonimo lagu qabtay ismaamulka Kitui ee bariga dalka.
Mr. George Kinoti , agaasimaha waaxda dambi baarista ayaa xaqiijiyay in saaka gacanta lagu dhigay Maxamad Cali Abikar, Joseph Juma Odhiambo iyo Musharaf Cabdalla Akhulunga oo maalmo baxsad ahaa taasoo sababtay in madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta uu shaqada ka joojiyo guddoomiyihii guud ee waaxda asluubta wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments