Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo toogtay nin qof shacab ah Muqdisho ku dilay

DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo toogtay nin qof shacab ah Muqdisho ku dilay

Ciidamada Boliiska dowlada fedraalka Soomaaliya gaar ahaan qaybta Galbeed ayaa xalay waxay toogasho ku dileen nin la sheegay inuu ka tirsanaa AL-shabaab oo muwaadin ganacsade oo caan ahaa ku dilay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Taliyaha qaybta galbeed ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle dhexe yaasiin ganeey ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdadaan iyo howlgalo kale oo ka danbeeyay kuwaasoo ciidanka booliska Soomaaliyeed ka sameeyeen aagii dilku ka dhacay wuxuuna sheegay inuu ninka dilka gaystay gudaha u galay guri ay reer Soomaaliyeed daganaayeen oo caruur ku jirtay ciidamada amaankunaay ka soo badbaadiyeen caruurtaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments