Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ganacsade xalay lagu dilay xerada qaxootiga ee Dhagaxleey

DHAGEYSO:Ganacsade xalay lagu dilay xerada qaxootiga ee Dhagaxleey

Waxaa abaare 3-dii habeenimo ee xalay xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ee deegaanka Dadaab ismaamulka Garissa lagu dilay nin ganacsade ahaa.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in sidoo kale la dhaawacay qaar ka mid ah xubnaha qoyskiisa.
Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee Dadaab Cismaan Cabdi Ibraahim ayaa warbaahinta Star dhacdadan faahfaahin ka siiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments