Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya In ka badan 11 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Embu

In ka badan 11 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Embu

Ugu yaraan 11 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen halka dhowr kalena ay dhaawacmeen ka dib shil laga soo tabiyay ismaamulka Embu.
Shilka ayaa yimid ka dib markii bas ay dadkan saarnaayeen uu ku dhacay webiga Thura .
Taliyaha booliska ee magaalada Siakago Kivinda Kilonzo ayaa dhacdadan xaqiijiyay.
Waxaa uu sheegay in baabuurka uu u kala gooshayay waddada u dhexeysa Kirie-Siakago-Nairobi.
Taliyaha ayaa intaasi ku daray in baabuurka uu ku soo wajahnaa Siakago ka hor inta aynan abaare 8.30 subaxnimo ee maanta ku imaan cillad farsamo..
Wararka ayaa intaasi ku daraya in gaariga uu shidaalka ka dhammaatay xilli uu ka gudbayay buundada Thura.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments