Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in deymo lagu leeyahay 14 milyan oo Kenyaan ah

DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in deymo lagu leeyahay 14 milyan oo Kenyaan ah

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo shalay ololihiisa siyaasadeed geeyay ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka ayaa sheegay in kenyaan tiro ahaan dhan 14 milyan ay lacago deymo ah ku leeyihiin shirkadaha bixiya lacagaha amaahda ah.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in aan loo baahneyn in isbeddel lagu sameeyo dastuurka wadanka u degsan si jagooyinka sare ee hoggaanka loo qaybsado.
William Ruto ayaa xusay in mudnaanta koowaad la siin doono sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhallinyarada, taageeridda ganacsatada yaryar iyo wanaajinta nolosha danyarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments