Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:6 rag oo gabadh 13 sano jir faraxumeen ugu gaystay ismaamulka Garissa

DHAGEYSO:6 rag oo gabadh 13 sano jir faraxumeen ugu gaystay ismaamulka Garissa

Saraakiisha dambi baarista ee ismaamulka Garissa ayaa baaraya dhacdo la sheegay in 6 rag ah ay gabadh 13 sano jir ah faraxumeen u gaysteen.
Waxaa la sheegay in ragga gabadha ku kaxeysteen gaari xilli hooyadeed ay u soo dirtay in dukaan wax uga soo iibiso.
Gabadha falka kufsiga loo gaystay ayaa warbaahinta uga warrantay sidee wax u dhaceen.

Qoyska ayaa codsanaya cadaalad, iyagoo sidatan dareenkooda u muujiyay.

Falkan ayaa la soo tabiyay habeenimadii Khamiista ee 11-kii bishan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments