Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka tuulo ka tirsan Dadaab oo gargaar codsaday

DHAGEYSO:Shacabka tuulo ka tirsan Dadaab oo gargaar codsaday

Dadweynaha ku nool tuulada Towfiiq oo ka mid ah deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa codsaday gurmad biyo dhaamin iyo raashiin ah waxayna dowladda ugu baaqeen in loo furo ceel biyood dhawaan loo qoday balse aan la qalabeyn .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments