Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo safar ku imaanaya Kenya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo safar ku imaanaya Kenya

Waxaa la filayaa in Isniinta soo socoto ee 15-ka bishan uu Kenya imaado xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony J. Blinken
Waxaa uu kulan la qaadan doonaa madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo wasiiradda arrimaha dibadda Raychelle Omamo.
Kulanka ayaa la rajeynayaa inuu xoojiyo iskaashiga istaraatiijiga ee ka dhexeya labada dal.
Arrimaha ay dhinacyadan ka wada hadli doonaan waxaa ka mid ah amniga, ilaalinta deegaanka , soo afjaridda cudurka COVID-19, sare u qaadidda helitaanka tamar nadiif ah iyo taageerada Maraykanka uu Kenya ka siin karo in doorashada guud ee sanadka 2022-ka ay noqoto mid nabad ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments