Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay shaqaaqo degmada Wadajir ka dhacday

DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay shaqaaqo degmada Wadajir ka dhacday

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay shaqaaqadii maalin ka hor ka dhacday degmada wadajir oo hal askari iyo qofkale ay ku dhinteen.
Afhayeenka booliska Soomaaliya ayaa sheegay in rag hubaysan oo mooto iyo gaari taarko la’aan ah watay ay weerar ku qaadeen barkoontorool ka tirsan degmada wadajir dhacdadaasna dad loo xiray kuwo kalena hada lagu raadjoogo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments