Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee wadanka Koonfur Afrika FW De Klerk ayaa lagu soo warramayaa inuu geeriyooday isagoo 85 sano jir ah.
Mas’uulkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee xilligii Koonfur Afrika uu ka jiray takoorkii midab sooca ee loo yaqaanay Apartheid.
Wararka ayaa intaasi ku daraya inuu kaalin muhiim ah ka soo qaatay u wareegitaankii hannaanka dimuqraadiyadeed ee wadankaasi.
Waxaa geeridiisa xaqiijisay hay’ad uu lahaa.
Frederik Willem de Klerk ayaa Koonfur Afrika madaxweyne ka ahaa intii u dhexeysay 1989 ilaa 1994-kii wuxuuna sidoo kale madaxweyne ku xigeen noqday 1994 ilaa 1996-dii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments