Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Masaajidda Garissa oo saaka Alle bari roob doon ah laga sameeyay

DHAGEYSO:Masaajidda Garissa oo saaka Alle bari roob doon ah laga sameeyay

Waxaa saaka salaadda subax ka dib masaajidda magaalada Garissa ee gobolka waqooyi bari lagu tukaday labo rakacadood oo Alle roob looga baryayey.
Sheekh Xuseen Cabdullahi oo ka mid ah imaamyada masaajidda magaalada Garissa ayaa muslimiinta ugu baaqay inay Alle u towbad keenaan si uu uga dulqaado culeyska ay abaartu ka midka tahay .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments