Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo 24-kii saac ee la soo dhaafay laga xaqiijiyay 178 xaaladaha...

Kenya oo 24-kii saac ee la soo dhaafay laga xaqiijiyay 178 xaaladaha caabuqa corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa diiwangalisay kiisas dhan 178 oo Corona Virus ah ka dib markii baaritaan lagu dsameeyay dad gaaraya 7,021 .
Xaaladaha guud ee caabuqa ayaa tani ka dhigaysa 254,057.
Ma jirto dhimasho la xariirta caabuqa COVID 19 oo maanta dalka laga diiwangaliyay ,dhimashada guud waxay maraysa 5314.
31 bukaan ah ayaa ka soo kabsatay viruska ,bogsashada guud ayaa tani ka dhigtay 247, 489.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments