Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in beri salaada subax ka dib masaajidada...

DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in beri salaada subax ka dib masaajidada lagu tukado salaad Allah roob logaga baryaaya

Culumada magaalada Garissa ayaa ku baaqay in bari saalada subux ka dib in masaajidka ku yaala magalada Garissa lagu tukada salaad Allah roob logaga baryaaya.
Culimada ayaa baaqaan so jeediyay ka dib kulan ay galabta ku yesheen magaalada Garissa.
Shekh Husen Abdullahi oo ka mid ah culumadii ka qayb galay kulanka ayaa la hadlay idaacada STAR FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments