Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dab burburiyay hantida ganacsatada Kitengela

DHAGEYSO:Dab burburiyay hantida ganacsatada Kitengela

Ganacsatada suuqa degmada Kitengela ee ismaamulka Kajiado ayaa walaaca ka muujinaya khasaaraha ka soo gaaray dab xalay burburiyay hantidooda.
Dabka ayay wararku sheegayaan inuu suuqa ka kacay abaare 7-dii fiidnimo ee xalay.
Ilaa iyo hadda ma cadda sababta keentay in suuqa uu gubto in kastoo la guda galay baaritaano xaqiijin ah.
Waxay saraakiisha waaxda dab damiska ee ismaamulkaasi ku eedeyeen inay goobta gaareen 45 daqiiqo ka dib markii uu dabku kacay in kastoo ay waaxdu beenisay dhaliisha ganacsatada.
Qaar ka mid ah dadka halkaasi ku ganacsanayay oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sidan u muujiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments