Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka New Zealand oo fududeysay xayiraadaha COVID19

New Zealand oo fududeysay xayiraadaha COVID19

Dowladda dalka New Zealand ayaa lagu soo warramayaa inay qafiifisay xayiraadaha lagu xakameeynaya faafitaanka caabuqa corona.
Tallaabadan ayaa horseeday inay si buuxda dib ugu furmaan meheradaha ganacsiga ee magaalada ugu wayn wadankaasi ee Auckland.
Waa markii ugu horreysay muddo saddex bilood ah oo si wayn loo dareemayo dhaqdhaqaaqa ganacsi ee magaaladaasi.
Auckland ayaa xuddun u noqotay faafitaanka cudurka COVID19 ee dalka New Zealand oo ay dowladdu billowday inay si tartiib ah u fasaxdo isku socodka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments