Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DCI-da “Waxaad heleysaa 10 milyan oo shilin haddii aad shakhsiyaadkan meel ku...

DCI-da “Waxaad heleysaa 10 milyan oo shilin haddii aad shakhsiyaadkan meel ku sheegtid”

Ciidamada booliska ee dalka ayaa baadi goobaya afar qof oo looga shakisan yahay argagixisanimo kuwaas oo kala ah, Trevor Ndwiga oo loo yaqaan Idriss Jamaal, Barigi Cabdiqaadir Haila, Saalim Rashid Maxamad oo loo kala yaqaano Chotara Turkibarigi iyo Muxumad Abubakar oo asna loo yaqaano Minishawary.
Afarta qof ayaa la rumeysan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab oo ka dagaalanta dalka Soomaaliya.
Booliska ayaa soo saaray abaal marin lacageed oo dhan 10 milyan oo shilin oo la siinayo qofkii soo gudbiya xog ku saabsan halka ay ku sugan yihiin shakhsiyaadkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments