Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya LSK oo doonaysa in isbeddel lagu sameeyo wasaaradda arrimaha gudaha

LSK oo doonaysa in isbeddel lagu sameeyo wasaaradda arrimaha gudaha

Ururka qareennada dalka ee LSK ayaa dalbaday in isbeddel ballaaran lagu sameeyo waaxyaha wasaaradda arrimaha gudaha ee wadanka.
Waxay arrintan u aaneeyeen baahida loo qabo in xal loo helo falalka sharci darrada ee uu afduubku ka mid yahay.
Tani ayaa timid ka dib markii shalay deegaanka Mwingi ee ismaamulka Kitui laga helay Prof. Xasan Nandwa oo maalmihii ugu dambeeyay la raadinayay.
LSK ayaa si gaar ah u dalbatay inay xafiiska baneeyaan wasiirka arrimaha gudaha Fred Matiangi, xoghayaha joogtada ah ee wasaaraddan Dr. Karanja Kibicho iyo taliyaha guud ee ciidamada booliska Mr. Hillary Mutyambai.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments