Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Jaamacadda Garissa oo la xiray ka dib markii uu dab ka kacay

Jaamacadda Garissa oo la xiray ka dib markii uu dab ka kacay

Jaamacadda Garissa ayaa albaabada la isugu laabay ilaa muddo aan la cayimin ka dib markii gelinkii hore ee shalay uu dab ka kacay xaruntaasi.
Maamulka jaamacadda ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku amreen dhammaan ardayda wax ka barata goobtaasi inay guryahooda aadhaan.
Waxaa tani looga gol-leeyahay qiimeyn lagu sameynayo waxa sababay inuu dab ka kaco jaamacadda ay arday badan wax ka bartaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments