Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo digniin u diray shakhsiyaadka dhulka dowladda booba

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo digniin u diray shakhsiyaadka dhulka dowladda booba

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamad Cumar Filish ayaa sheegay in maamulkiisa iyo kan dowladda dhexe ee Soomaaliyeed aysan marna ogholaaleyn in hal mitir oo dhulka dowladda ka mid ah la boobo ama ay dad gaar ah si shakhsi ah uga faa’iidaystaan.
Waxaa uu sheegay inay markasta ka shaqaynayaan danta guud, isagoo baaq u diray shaqsiyaadka ku howlan falalka sharci darada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments