Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qoys ku dhibaateysan xerada qaxootiga ee IFO oo caawimaad dalbanaya

DHAGEYSO:Qoys ku dhibaateysan xerada qaxootiga ee IFO oo caawimaad dalbanaya

Waxaa laga dayrinayaa nolasha qoys soomaaliyeed oo agoon iyo naafo ah islamarkaana ku dhibaataysan xerada qaxootiga ee IFO.
Waxay muslimiinta ka codsadeen inay soo caawiyaan.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee deegaanka ee Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen oo la kulmay ayaa warbixintan ka diyaariyay

Haddaba, cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka ah +254711731488, Aamina Cabdiqaadir Maxamad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments