Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dad badan oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday goob bandhig faneed ah...

Dad badan oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday goob bandhig faneed ah ee dalka Maraykanka

Ugu yaraan 8 qof ayaa dhimatay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob ay ka socotay bandhig faneed gudaha magaalada Houston ee gobolka Texas dalka Mareykanka.
Dadkan ayaa si xooggan isku buurtay xilli ay ku xoomayeen masraxii lagu soo bandhigayay heesaha, sida ay sheegeen saraakiisha gurmadka degdega ah.
Ilaa 11 qof ayay dhibaato soo gaartay markii uu wadnaha istaagay halka 8 qof ay ku dhinteen goobta.
Ku dhawaad 300 qof ayuu soo gaaray dhaawacyo fudud, waxaana bandhig faneedkan ka qayb galayay 50,000 qof.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments