Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo billaabay olole dad badan looga tallaalayo COVID19

DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo billaabay olole dad badan looga tallaalayo COVID19

Waaxda caafimaadka ee dowlad deegaanka Garissa ayaa billowday olole ballaaran oo ujeedkiisu yahay in tiro badan oo ka mid ah dadweynaha ay qaataan dawooyinka tallaalka ka dhanka ah caabuqa corona sida uu faahfaahinayo sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka ee Garissa Xasan Canshuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments