Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Islii oo loogu baaqay inay soo doontaan kaararka Huduma

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo loogu baaqay inay soo doontaan kaararka Huduma

Guddoomiye ku xigeenka waqooyiga xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi Jawaahir Maxamad Muuse oo wareysi gaar ah siisay idaacadda Star FM ayaa sheegtay inay jiraan kaarar badan oo ah kuwa Huduma oo aynan weli qaadan shacabkii isku diiwaangeliyay ee loo soo saaray.
Waxay dadweynaha ugu baaqday inay tagaan xafiisyada guddoomiye xaafadeedyada si ay kaararkooda ugala soo waregaan dowladda.

Waxay dhanka kale digniin dhanka guurka ah u jeedisay gabdhaha oo ay u sheegtay inay aad uga digtoonaadaan inay khiyaanaan qaar ka mid ah ragga ka yimaada qurbaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments