Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo beenisay in maanta ay tahay fasax qaran

Dowladda oo beenisay in maanta ay tahay fasax qaran

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay qoraal la faafiyay kaasoo lagu sheegay in maanta ay tahay maalin fasax ah oo shaqooyinka laga nasanaya.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i ayaa sheegay in dowladdu aynan fasax ku dhawaaqin.
Waxaa uu intaasi ku daray inuu been abuur yahay qoraalka la sheegayo in lagu soo daabacay wargeyska rasmiga ee dowladda ee arrinkan ku aaddan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments