Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Siyaasiyiinta isbeheysiga OKA oo maanta ku sugan Thika

DHAGEYSO:Siyaasiyiinta isbeheysiga OKA oo maanta ku sugan Thika

Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee xisbiyada ANC, Wiper , KANU iyo Ford-Kenya oo ku midoobay isbeheysiga OKA ayaa maanta gaaray deegaanka Thika ee ismaamulka Kiambu.
Waxay halkaasi ka sameynayaan olole ay taageero kaga raadsanayaan shacabka gobolka bartamaha dalka.
Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in haddii ay sanadka 2022-ka ku guulaystaan hoggaanka dalka ay labo sano gudahood ku bixinayaan deymaha shisheeye.

Shalay ayay ahayd markii dhigiisa KANU , Gideon Moi uu shacabka ugu baaqay inay tixgeliyaan hadalkii madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ee ahaa in aynan hoggaanka u dhiibin shakhsiyaad lunsanaya kheyraadka dowladda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments