Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Golaha culimada ee Afrika oo cambaareeyay afduubka garyaqaan si wayn dalka looga...

DHAGEYSO:Golaha culimada ee Afrika oo cambaareeyay afduubka garyaqaan si wayn dalka looga yaqaano

Golaha culimada ee Afrika ee laantooda dalka Kenya ayaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta shir jaraa’id ee ku qaabteen si kulul u cambaareeyeen afduubka mid ka mid golahaasi ahna garyaqaan si wayn dalka looga yaqaano oo lagu magacaabo Prof. Xasan Nandwa sidoo kale bare ka ah jaamacadaha dalka .
Qareenkan ayaa la waayay 28-kii bishan ka dib marki uu salaadda Maqrib ku tukaday masjidka Jamia ee Nairoibi.
Sheekh Abu Xamsa oo arrintani ka hadlayay ayaa waxaa uu ka codsaday dowladda in ay baaritaan degdeg ah ay ku sameyso arrinkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments