Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay rajada ay ka qabaan in codkoodu uu...

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay rajada ay ka qabaan in codkoodu uu wax ka beddelo maamulka dalka

Waxaa weli guud ahaan wadanka ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha cusub ee soo billaabatay 4-tii bishan iyadoo meelaha lagu arkaya safarka dhaadheer ee shacabka ay ka mid tahay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Haddaba rajo intee dhan ayay dadweynaha is diiwaangelinaya ka qabaan in codkoodu uu wax ka beddelo hoggaanka dalka.
Yuusuf Muxumad Cali ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments